Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg habaarran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)
Macnaha:
(dii.) In Eebbe cid waxyeello gaarsiiyo baryid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur