baasiinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld baansiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baansiinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Saliidda shidaalka ee cayriin marka la sifeeyo qeybaha ka soo baxa middood oo aan midab lahayn dabkana qabsan og oo loo isticmaalo shidaal ahaan; batrool. ld baansiino, baasiin, baasiino, bansiin, bensiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0