dux

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dufan, dheef, shux.
  2. (baay.) Koox iskudhis oorgaanika ah oo laga helo noolayasha kuwaas oo aan ku milmin biyaha haseyeeshee ku milma milayaasha oorgaanikada sida koloorofoom, baasiin iwm.
  3. Laf iwm dufan dibadda u soo saarid.