baaxaadegnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baaxaadegan. ld baaxaaddegnaan, baaxaaddegnaansho, baaxaadegnaansh.

baaxaadegan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la kulmay degganaan la'aan joogto ah ahaansho. ld baaxaaddegan.

baaxaaddegnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld baaxaadegnaan.

baaxaaddegnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld baaxaadegnaan.