baaxaadegnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld baaxaadegnaan.

baaxaadegnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baaxaadegan. ld baaxaaddegnaan, baaxaaddegnaansho, baaxaadegnaansh.