baayaco

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-cday, -atay)

Macnaha:

  1. ld baayoco.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baayoco

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-yacday, -yacatay)

Macnaha:

  1. Badeeco qiimaheeda weyddiisasho; gorgori. ld baayaco.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur