babbaay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed-mirood dheer, lugtool ah oo baarka sare ku leh caleemo balballaaran iyo miro waaweyn, macaan oo leh iniino filfisha u eg; mafafaay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mafafaay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Babbaay.

Lamidka: Babbaay

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur