mafafaayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Babbaay.Lamidka: BabbaaySource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
babbaayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Geed-mirood dheer, lugtool ah oo baarka sare ku leh caleemo balballaaran iyo miro waaweyn, macaan oo leh iniino filfisha u eg; mafafaay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0