babbisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-yo, m.dh)Macnaha:1. Qalab sida badan caw laga sameeyo oo wax lagu babbiyo. 2. ld babbin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
babbinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg babbi. ld babbis (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0