marawaxad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Qalab bir, caag iwm ah oo koronto ku shaqeeya, wareegsado oo guriyaha la suro ama meel la saaro oo neecaaw qabow keena. 2. Babbis. 3. Qufac isdabajoog ah; riiraxiyo. ld marawaxo, marwaxad, marwaxo.

babbis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qalab sida badan caw laga sameeyo oo wax lagu babbiyo. 2. ld babbin.

marawaxo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld marawaxad.

marwaxad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld marawaxad.

marwaxo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld marawaxad.