babcidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg babac². ld babac¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
babacQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-cyo, m.l)Macnaha:1. Daaddagga buurta ama taagga; hoobad. 2. Si aan toos ahayn ee wax loo dhigo. 3. ld babcid.1. (f.g) Wax si dadab ah u dhigid. 2. (f.mg) Ka b.: wax jaho uu ku toosnaa ka weecin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0