babac
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Isrogrogga: (-cyo, m.l)
Macnaha:
- 1. Daaddagga buurta ama taagga; hoobad. 2. Si aan toos ahayn ee wax loo dhigo. 3. ld babcid.
- 1. (f.g) Wax si dadab ah u dhigid. 2. (f.mg) Ka b.: wax jaho uu ku toosnaa ka weecin.

