bacaw
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Isrogrogga: (-wyo, m.dh)
Macnaha:
- Qof la baaseeysto oo la aaminsanyahay in uu nasiibdarro wato.
- Nooc quraanyada ka mid ah, midab cas leh, kooxkooxna u socota, aad u qurmoon oo yacayda cunta.
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Isrogrogga: (-wyo, m.dh)
Macnaha: