bacawQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-wyo, m.dh)Macnaha:Qof la baaseeysto oo la aaminsanyahay in uu nasiibdarro wato.Nooc quraanyada ka mid ah, midab cas leh, kooxkooxna u socota, aad u qurmoon oo yacayda cunta.