bacdiQaabnax: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, AdverbMacnaha:Ka bacdi: kaddib; dabadeed.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kaddibQaabnax: Falkaab | AdverbMacnaha:Dib, dabadeed.K. ah: xabbad qarxi weyday.Rasaas iwm dhici waayid. ld katib.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dabadeedQaabnax: Falkaab | AdverbMacnaha:ld dabo¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0