kaddibQaabnax: Falkaab | AdverbMacnaha:Dib, dabadeed.K. ah: xabbad qarxi weyday.Rasaas iwm dhici waayid. ld katib.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
katibQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-bay, -btay)Macnaha:ld kaddib³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0