Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg bacran¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)
Macnaha:
Wax dildilaac yeeshay noqosho (muraayad, laf, derbi iwm).
Wax dildilaac yeeshay ahaansho (muraayad, laf, derbi iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur