bacran
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)
Macnaha:
- Wax dildilaac yeeshay noqosho (muraayad, laf, derbi iwm).
- Wax dildilaac yeeshay ahaansho (muraayad, laf, derbi iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

