badbaadsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg badbaadso. ld badbaadaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

badbaadso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Ka b.: qof, wax khatar ku sugnaa ka samatabbaxsasho. ld badbaadayso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

badbaadaysasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld badbaadsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur