badbaadso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Ka b.: qof, wax khatar ku sugnaa ka samatabbaxsasho. ld badbaadayso.

badbaadayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. ld badbaadso.