badiil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qalab loo adeegsado carro qaadidda oo ka kooban bir yar ballaaran, godan iyo daab la qabsado. ld badeel.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

badeel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld badiil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur