majarafad
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-do, m.l)
Macnaha:
- Qalab ka kooban bir af ballaaran iyo daab dheer oo qori ah oo sida badan loo adeegsado ciid qaadidda ama qufidda; badiil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

