baduugmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baduugan¹. ld baduuqmid.

baduugan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Macnaha:

  1. Wax la baduuqay noqosho. ld baduuqan¹.
  2. Wax ka baduuqay ahaansho. ld baduuqan².

baduuqmid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld baduugmid.