baduuganQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)Macnaha:Wax la baduuqay noqosho. ld baduuqan¹.Wax ka baduuqay ahaansho. ld baduuqan².
baduuqanQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)Macnaha:ld baduugan¹.ld baduugan².