Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg baduugan². ld baduugnaansho, baduuqnaan, baduuqnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)
Macnaha:
Wax la baduuqay noqosho. ld baduuqan¹.
Wax ka baduuqay ahaansho. ld baduuqan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur