badxiranQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld badxidhan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
badxidhanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(juqr.) Xilliga dhaqdhaqaaqa gaadiidka baddu uu xiranyahay. Badda Carabta, xilliga xagaaga oo ay dhacayaan dabaylaha mansuunta waqooyi galbeed, waa marka dabaylaha xeeb-ku-jeedka ah ee ka immaanaya dhanka Soomaaliya ay ka dhigaan Badda Carabta mid duufaani ka dhacayso oo aan suurtaggelinayn badmaaxidda gobolkaas. ld badxir, badxiran.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00