bagaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Weel aan weyneyn, in yar godan oo aan wax badan qaadin. 2. Nooc warmaha ka mid ah oo af ballaaran oo badeelka u eg leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur