kumbis
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Hilib jiir ah oo laga dhigo cadad bagbagafsanoo subag lagu shiilo, kaydna gala. 2. Hog daawo ku jirta oo xoolaha cadhada qaba la geliyo si loogu daaweeyo; jarcays. 3. ld kumbin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

