bahaldile
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-layaal, m.dh)
Macnaha:
- 1. Nin qolo ama col wada oo ugu horreeya xagga geesinnimada iyo dagaalka. 2. Nin beel madax u ah. ld bahaldileen.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

