bahaldileen

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. ld bahaldile.

bahaldile

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Nin qolo ama col wada oo ugu horreeya xagga geesinnimada iyo dagaalka. 2. Nin beel madax u ah. ld bahaldileen.