bahalhoosaadQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Xamaaratada iyo cayayaanka intooda sunta leh ama qaabkooda laga cabsado ee habeenkii socda. ld bahalhoose.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
bahalhooseQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:ld bahalhoosaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00