bahalhoosaadQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Xamaaratada iyo cayayaanka intooda sunta leh ama qaabkooda laga cabsado ee habeenkii socda. ld bahalhoose.