bahardaac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Fadhi kala daadsanaan leh oo aan la rabin in dhaqso meel looga kaco.
  2. Si kala daadsanaan leh muddo badan meel u fariisasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur