bahaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bahayso. ld bahaysad, bahaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bahayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Cid qaraabeysasho. 2. Cid gaashaanbuuro la yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bahaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bahaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bahaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bahaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur