isbahaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xiriir isgaashaanbuuraysi oo ka dhexeeya dad, ummado, dawlado, iwm oo sokeeye ahaan isku raaca. ld isbahaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

isbahaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg isbahayso. ld isbahasad, isbahaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur