bakaar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ro, ml.)

Macnaha:

  1. 1. Godka badarka lagu kaydiyo. 2. Badar muddo god ku jirey. ld bukaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bukaar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bakaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur