bukaarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld bakaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bakaarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, ml.)Macnaha:1. Godka badarka lagu kaydiyo. 2. Badar muddo god ku jirey. ld bukaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0