bakhiilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld bakhayl¹.ld bakhayl².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
bakhaylQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Nin aan hantidiisa dadka kale wax fiican siin; muudal; dhabcaal. ld bakhiil¹.ku b.: hanti bixinteeda ku gacan adkansho. ld bakhiil².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00