bakhti-afuuf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baqti-afuuf¹.
  2. ld baqti-afuuf².

baqti-afuuf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Diqsi waaweynoo aan laga waayin meesha baqti yaal. 2. B. ah: qof wax aan qiimo lahayn bunbuuniya. ld bakhti-afuuf¹.
  2. 1. Wax aan qiimo lahaayn buunbuunin. 2. Nafley aad u liidata taakulo dheerad ah siin si ay u noolato. ld bakhti-afuuf².