balaambalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg balaambal. ld balaambal¹, balambal¹, balambalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
balaambalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld balaambalid.1. Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid. 2. U b.: qof rafaad iyo dhibaato la kulmid u ooyid. ld balambal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
balambalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (balambal, m.dh) Geed gaab dhirta daawada leh ka mid ah oo leh caleemo balballaaran, miro yaryar oo kuuskuusan iyo laamo jilicsan oo jabi og; geed-jinni. 2. ld balaambalid.ld balaambal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
balambalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:ld balaambalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0