balambal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. (balambal, m.dh) Geed gaab dhirta daawada leh ka mid ah oo leh caleemo balballaaran, miro yaryar oo kuuskuusan iyo laamo jilicsan oo jabi og; geed-jinni. 2. ld balaambalid.
- ld balaambal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

