balalo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Bacaroor. 2. Cudur xoolaha ku dhaca markay daaqaan geedka balalada. 3. Xoolo ceel la keenay oo yeel la'aan awgeed baryo lagu waraabshey.

bacaroor

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geed nagaar leh buruq sun ah iyo caleemo balballaaran oo geelu daaqo; balalo.