bacaroorQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Geed nagaar leh buruq sun ah iyo caleemo balballaaran oo geelu daaqo; balalo.
balaloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Bacaroor. 2. Cudur xoolaha ku dhaca markay daaqaan geedka balalada. 3. Xoolo ceel la keenay oo yeel la'aan awgeed baryo lagu waraabshey.