balaqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg balaq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
balaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-qyo, m.dh)Macnaha:1. Cad yar oo hilib ah oo aan waxtar lahayn. 2. Cad hilib ah oo meel ka lusha. 3. Afka b. ha igu siin: ha ila hadlin.Balaq noqosho (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00