balaq
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-qyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Cad yar oo hilib ah oo aan waxtar lahayn. 2. Cad hilib ah oo meel ka lusha. 3. Afka b. ha igu siin: ha ila hadlin.
- Balaq noqosho (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

