balfiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:1. Ul ama waran iwm oo la soo riday ama tumaati ah iska weecin. 2. Ilmo, biyo iwm diidid (xoolo). ld balaf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
balafQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:War aan la hubin oo cidda sheegtay aan la aqoon.Neef xoolo ah oo biyo diido; biyodiid.ld balfi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00