balfin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg balfi. ld balfid, balfis.

balfi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Ul ama waran iwm oo la soo riday ama tumaati ah iska weecin. 2. Ilmo, biyo iwm diidid (xoolo). ld balaf².

balfid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld balfin.

balfis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld balfin.