ballaarsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ballaarso. ld ballaarsad, ballaarsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ballaarso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Dhul iwm cabbirkooda kordhisasho. 2. Wax ballaciisa weyneysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ballaarsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ballaarsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ballaarsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ballaarsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur