dhulballaarsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qabsashada ay cidi qabsato dhul aanay lahayn. ld dalballaarsi, dhulballaarsad, dhulballaarsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dalballaarsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhulballaarsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dhulballaarsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhulballaarsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dhulballaarsashoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dhulballaarsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00