ballad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hees hawleed la qaado marka xargaha iyo shabaagta la samaynayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur